#
Analytics View

definition for: #Calasaw_caanaha_ii_qabo

October 15, 2015
2 Definitions for Hashtag #Calasaw_caanaha_ii_qabo
0
Tartanka maxamed Biixi ee kulmiye ma Calasaw caanaha ii qabaa sida uu ku sifeeyay Jawaan. Waa arrin ka dhacday tartan orodka marathon ka oo xamar lagu qabtay waa hore. Dadkii orodka tartanka ku jiraa oo intii badnayd soo orday ayaa markay meel kantrolka xamar u dhow marayaan nin caano sitaa arkay oo yidhi maxaa loo orday aa. Markaas baa la yiri qofka u dheereeya ee stadium konis u hor gaadha Lacag buu heli. Markaasuu intuu ku jeestay ninkii la socday yiri Calasaw caanaha ii qabo.saa orod buu is dhigay oo dadkii bartanka kaga dhacay. Ilayn waa nin bartanka ka soo galay e dadkii waa u dheereeyay oo ugu hor galay stadiumkii. Maradii baa lagu duubay balse Waxa laga waayay lambarkii iyo wax calaamad ah in uu tartanka ku jiray. Saa la yiri waar Xageed ka soo gashay oo yiri dee controlka dhexe yaan ka soo orday. Arrintan oo Jawaan ugu hal qabsaday tartanka maxamed Biixi ee kuu ku sifeeyay sidaas ma u eg tahay oo xaalka ma yahay Calasaw caanaha ii qabo?
October 15, 2015
0
Sheekada oo dhan ka daawo munaasibada bees ha Arab u qabatay Muuse Biixi gabil. Net iyo websites ka kaleba.
October 15, 2015
log in or register to add a new definition or to vote for definitions

Featured Resources

image

Connect on Twitter

""

Find us around the web

Lean Hashtags Facebook Hashtags Twitter Hashtags Google Plus image