#

mohammed_arwo

Member sinceJune 21, 2015
Twitter Username@mohammed_arwo
Hashtags2 hashtags created
Definitions5 hashtags defined

Definitions

created on October 15, 2015
Sheekada oo dhan ka daawo munaasibada bees ha Arab u qabatay Muuse Biixi gabil. Net iyo websites ka kaleba.
created on October 15, 2015
Tartanka maxamed Biixi ee kulmiye ma Calasaw caanaha ii qabaa sida uu ku sifeeyay Jawaan. Waa arrin ka dhacday tartan orodka marathon ka oo xamar lagu qabtay waa hore. Dadkii orodka tartanka ku jiraa oo intii badnayd soo orday ayaa markay meel kantrolka xamar u dhow marayaan nin caano sitaa arkay oo yidhi maxaa loo orday aa. Markaas baa la yiri qofka u dheereeya ee stadium konis u hor gaadha Lacag buu heli. Markaasuu intuu ku jeestay ninkii la socday yiri Calasaw caanaha ii qabo.saa orod buu is dhigay oo dadkii bartanka kaga dhacay. Ilayn waa nin bartanka ka soo galay e dadkii waa u dheereeyay oo ugu hor galay stadiumkii. Maradii baa lagu duubay balse Waxa laga waayay lambarkii iyo wax calaamad ah in uu tartanka ku jiray. Saa la yiri waar Xageed ka soo gashay oo yiri dee controlka dhexe yaan ka soo orday. Arrintan oo Jawaan ugu hal qabsaday tartanka maxamed Biixi ee kuu ku sifeeyay sidaas ma u eg tahay oo xaalka ma yahay Calasaw caanaha ii qabo?
created on June 21, 2015
geedkani waa mid aad u qiimo badan hadii laga faa'idaysto
created on June 21, 2015
Geedka Granwaa ( masquite tree) waxa uu dhib ku hayaa degaanka somalida dhamaan. aad baa looga cawdaa. balse dhaameelkiisa america waa lagu cunaa oo siyaabo badan baa geedkaa looga faa'idaystaa. daqiiqda laga sameeyo midhihiisa waa qaali oo 250gramme waxa la siiyaa 11 gini oo lacagta ingriiska ah. geedka laftiisa dhuxul iyo furniturba waa laga sameeyaa. Somalina waa uu dhibay sidee wax u jiraan
created on June 21, 2015
Geedka Garanwaa ( Masquite tree) and the use of its seeds.

Featured Resources

image

Connect on Twitter

""

Find us around the web

Lean Hashtags Facebook Hashtags Twitter Hashtags Google Plus image